Taariikhdii Kowaad 1:51-54 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

51. Hadadna wuu dhintay. Oo ugaasyadii reer Edomna waxay ahaayeen ugaas Timnac, iyo ugaas Calwah, iyo ugaas Yeteed,

52. iyo ugaas Aaholiibaamah, iyo ugaas Eelaah, iyo ugaas Fiinon,

53. iyo ugaas Qenas, iyo ugaas Teemaan, iyo ugaas Mibsaar,

54. iyo ugaas Magdii'eel, iyo ugaas Ciiraam. Intaasu waa ugaasyadii reer Edom.

Taariikhdii Kowaad 1