Taariikhdii Kowaad 1:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba kuwanu waa boqorradii u talin jiray dalka reer Edom, intaan boqorna u talin reer binu Israa'iil, Belac ina Becoor, oo magaaladiisana magaceeda waxaa la odhan jiray Dinhaabah.

Taariikhdii Kowaad 1

Taariikhdii Kowaad 1:35-51