Taariikhdii Kowaad 1:21-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

21. iyo Hadooraam, iyo Uusaal, iyo Diqlah,

22. iyo Ceebaal, iyo Abiimaa'el, iyo Shebaa,

23. iyo Oofir, iyo Xawiilaah, iyo Yoobaab. Kuwaasu kulli waxay ahaayeen wiilashii Yoqtaan.

24. Sheem, Arfaksad, Sheelaah,

25. Ceeber, Feleg, Recu,

Taariikhdii Kowaad 1