Taariikhdii Kowaad 1:1-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Aadan, Seed, Enoos,

2. Qiinaan, Mahalaleel, Yaared,

3. Enoog, Metushelax, Lameg,

4. Nuux, Sheem, Xaam, iyo.

5. Wiilashii Yaafed waxay ahaayeen Gomer, iyo Maajuuj, iyo Maaday, iyo Yaawaan, iyo Tubal, iyo Mesheg, iyo Tiiraas.

6. Wiilashii Gomerna waxay ahaayeen Ashkenas, iyo Diifad, iyo Togarmaah.

Taariikhdii Kowaad 1