Sharciga Kunoqoshadiisa 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuu idin hoosaysiiyey, oo gaajuu idinku riday, oo wuxuu idinku quudiyey maanna aydaan aqoon oo awowayaashiinna ayan aqoon, inuu idin ogeysiiyo inaan dadku kibis oo keliya ku noolaan, laakiinse uu dadku eray walba oo afka Rabbiga ka soo baxa ku noolaado.

Sharciga Kunoqoshadiisa 8

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:1-5