Sharciga Kunoqoshadiisa 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin digtoonaada oo naftiinna aad u dhawra, si aydaan u illoobin wixii indhihiinnu arkeen oo ayan cimrigiinna oo dhan qalbigiinna uga bixin, iyagase ogeysiiya carruurtiinna iyo carruurtiinna carruurtooda.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:7-15