Sharciga Kunoqoshadiisa 4:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalkiisii bay hanti u qaateen iyo dalkii boqorkii Baashaan oo Coog ahaa, kuwaasoo ahaa labadii boqor oo reer Amor oo joogay Webi Urdun shishadiisa xagga qorrax ka soo baxa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:45-49