Sharciga Kunoqoshadiisa 4:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saddexdaas magaalona waxay ahaayeen Beser oo ku taal cidlada ah waddanka bannaan oo uu u doortay reer Ruubeen, iyo Raamod oo Gilecaad ku taal oo uu u doortay reer Gaad, iyo Goolaan oo Baashaan ku taal oo uu u doortay reer Manaseh.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:37-49