Sharciga Kunoqoshadiisa 4:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba maanta ogaada oo qalbiga geliya in Rabbigu yahay Ilaah jooga xagga samada sare iyo xagga dhulka hooseba, oo isaga mooyaane uusan mid kale jirin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:35-44