Sharciga Kunoqoshadiisa 4:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu samaduu codkiisa idinka maqashiiyey si uu wax idiin baro, oo dhulka dushiisana wuxuu idinka tusay dabkiisii weynaa, oo erayadiisiina waad ka maqashay dabka dhexdiisa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:31-39