Sharciga Kunoqoshadiisa 4:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaad dhib ku dhex jirtaan, oo waxyaalahan oo dhammu ay idinku dhacaan, marka u dambaysa waxaad ku soo noqon doontaan Rabbiga Ilaahiinna ah, codkiisana waad dhegaysan doontaan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:29-39