Sharciga Kunoqoshadiisa 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba reer binu Israa'iilow, maqla qaynuunnada iyo xukummada aan idin barayo oo yeela si aad u noolaataan, oo aad u gashaan oo aad u hantidaan dalkii Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin uu idin siinayo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:1-4