Sharciga Kunoqoshadiisa 33:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu waxay dadka ugu yeedhi doonaan buurta, Oo halkaasay ku bixin doonaan allabaryada xaqnimada, Waayo, waxay nuugi doonaan hodantinimada badaha Iyo bacaadka qasnadihiisa qarsoon.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:15-20