Sharciga Kunoqoshadiisa 30:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo idinna waa inaad soo noqotaan, oo aad addeecdaan codka Rabbiga, oo aad yeeshaan amarradiisa aan maanta idinku amrayo oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:4-14