Sharciga Kunoqoshadiisa 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intaas oo dhammu waxay ahaayeen magaalooyin ay ku wada deyran yihiin derbiyo dhaadheer iyo irdo iyo qataarro, oo aanay ku jirin magaalooyin faro badan oo aan deyrnayn.

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:2-13