Sharciga Kunoqoshadiisa 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Yaa'iir oo ahaa ina Manasehna wuxuu qabsaday gobolka Argob oo dhan iyo tan iyo soohdinta reer Geshuur iyo reer Macakaah, oo Baashaanna wuu isugu magacaabay oo u bixiyey Hawood Yaa'iir, oo ilaa maantadanna waa loo yaqaan.)

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:6-18