Sharciga Kunoqoshadiisa 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalkan waagaas ayaan hanti u qaadannay. Oo tan iyo Carooceer oo ku taal dooxada Arnoon agtiisa, iyo dalka buuraha leh oo reer Gilecaad badhkiis iyo magaalooyinkiisaba waxaan siiyey reer Ruubeen iyo reer Gaad.

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:9-16