Sharciga Kunoqoshadiisa 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaynu leexannay oo waxaynu fuulnay jidka Baashaan u baxa, kolkaasaa waxaa inagu soo baxay Coog oo ahaa boqorkii Baashaan iyo dadkiisii oo dhan inay inagula diriraan Edrecii.

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:1-9