Sharciga Kunoqoshadiisa 29:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qarniga soo socda oo ah carruurtiinna dabadiin kici doonta, iyo shisheeyaha dal fog ka iman doonaaba markay arkaan dalkaas belaayadiisa iyo cudurrada Rabbigu ku riday,

Sharciga Kunoqoshadiisa 29

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:21-29