Sharciga Kunoqoshadiisa 29:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo ay noqon doontaa markuu maqlo habaarkan erayadiisa inuu isagu qalbigiisa ka ducaysto oo isyidhaahdo, Nabad baan heli doonaa, in kastoo aan ku socday madaxadayggayga inaan sakhraannimo ku harraadbeelo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 29

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:14-23