Sharciga Kunoqoshadiisa 29:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inuu maanta dad idinka dhigto iyo inuu Ilaah idiin noqdo, siduu idiin sheegay oo uu ugu dhaartay awowayaashiin oo ahaa Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub.

Sharciga Kunoqoshadiisa 29

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:6-19