Sharciga Kunoqoshadiisa 29:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maanta dhammaantiin waxaad hor taagan tihiin Rabbiga Ilaahiinna ah. Waxaa wada jooga madaxdiinnii, iyo qabiilooyinkiinnii, iyo odayaashiinnii, iyo saraakiishiinnii, iyo xataa nimankii reer binu Israa'iil oo dhan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 29

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:7-15