Sharciga Kunoqoshadiisa 28:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkaasu wuxuu cuni doonaa midhaha xoolihiinna iyo midhaha dhulkiinna, ilaa aad baabba'daan, oo weliba idiinkama tegi doono hadhuudh, iyo khamri, iyo saliid, iyo dhasha lo'diinna, iyo tan idihiinna, ilaa uu idin halligo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:48-61