Sharciga Kunoqoshadiisa 22:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad sidaas oo kale u gashaa dameerkiisa, iyo dharkiisaba, oo waa inaad sidaas oo kale u gashaa wax alla wixii walaalkaa ka lumay ee aad adigu heshid. Waa inaadan ka dhuuman.

Sharciga Kunoqoshadiisa 22

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:1-13