Sharciga Kunoqoshadiisa 15:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadduu kula joogo nin miskiin ah oo walaalahaa midkood ah ee ku jira irdahaaga middood ee dalka Rabbiga Ilaahaaga ahu ku siinayo, waa inaadan qalbiga ka qallafin, gacantana ka xidhin walaalkaaga miskiinka ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:6-11