Sharciga Kunoqoshadiisa 15:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Si kastaba ha ahaatee mid miskiin ah waa inaan dhexdiinna laga helin, (maxaa yeelay, hubaal Rabbigu waa idinku barakayn doonaa dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhaxalka idiin siinayo inaad hantidaan,)

Sharciga Kunoqoshadiisa 15

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:1-13