Sharciga Kunoqoshadiisa 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaad saamaxaad u samaynaysaan waa sidatan: mid kasta oo deyn baxshayba ha saamaxo wixii uu deriskiisa deynshay, oo waa inuusan ka qaadan deriskiisa iyo walaalkiis toona, maxaa yeelay, waxaa la naadiyey Rabbiga saamaxaaddiisii.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:1-9