Sharciga Kunoqoshadiisa 13:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii walaalkaa oo ah wiilkii hooyadaa, ama wiilkaaga, ama gabadhaada, ama naagtaada laabta kaaga jiifta, ama saaxiibkaaga sida naftaada kula mid ahu uu si qarsoodi ah kugu sasabo oo uu ku yidhaahdo, Ina keen aynu u adeegno ilaahyo kale kuwaasoo aadan aqoon, adiga iyo awowayaashaa toona,

Sharciga Kunoqoshadiisa 13

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:3-14