Sharciga Kunoqoshadiisa 12:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad meelahooda allabariga dumisaan, oo aad tiirarkoodana wada burburisaan, oo aad geedahooda Asheeraahna gubtaan, oo sanamyada xardhan oo ilaahyadoodana waa inaad jartaan, oo magacoodana waa inaad meeshaas ka baabbi'isaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:2-11