Sharciga Kunoqoshadiisa 12:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu soohdintiinna u ballaadhiyo siduu idiin ballanqaaday, oo aad tidhaahdaan, Waxaannu doonaynaa inaan hilib cuno, sababtoo ah nafsaddiinna oo doonaysa inay hilib cunto, markaas way idiin bannaan tahay inaad hilib cuntaan in alla inta nafsaddiinnu doonayso.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:14-24