Sharciga Kunoqoshadiisa 12:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse qurbaannadiinna la gubo waa inaad ku bixisaan meesha Rabbigu ka dhex dooranayo qabiilooyinkiinna middood, oo halkaas waa inaad ku wada yeeshaan waxaan idinku amrayo oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:4-19