Sharciga Kunoqoshadiisa 12:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse markaad Webi Urdun ka gudubtaan oo aad degtaan dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu idin dhaxalsiinayo, oo uu idinka nasiyo cadaawayaashiinna idinku wareegsan oo dhan, si aad ammaan ugu degganaataan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:3-20