Sharciga Kunoqoshadiisa 10:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo looxyada waxaan ku qori doonaa erayadii ku yiil looxyadii hore oo aad jebisay, oo markaas waa inaad sanduuqa ku dhex riddaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 10

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:1-10