Sekaryaah 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu igu yidhi, Tanu waa xumaan. Kolkaasuu iyadii hoos ugu riday eefaahda dhexdeeda, oo wuxuu ku daboolay wixii cuslaa oo laxaamadda ahaa.

Sekaryaah 5

Sekaryaah 5:1-10