Sekaryaah 14:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse waxay ahaan doontaa maalin uu Rabbigu og yahay, taasoo aan maalin ahayn, oo aan habeenna ahayn, laakiinse waxay ahaan doontaa in markay fiidkii tahay uu iftiin jiri doono.

Sekaryaah 14

Sekaryaah 14:1-10