Sekaryaah 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas dawannada fardaha waxaa ku qornaan doona, WAA U QUDUUS RABBIGA, oo dheryaha guriga Rabbiga ku jiraana waxay ahaan doonaan sida maddiibadaha meesha allabariga hor yaal.

Sekaryaah 14

Sekaryaah 14:15-21