Sekaryaah 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xilliga roobka dambe roob ka barya Rabbiga, isagoo ah Rabbiga hillaaca sameeya, oo iyaguu siin doonaa roob wanaagsan, oo wuxuu qof kasta beerta ku siin doonaa doog.

Sekaryaah 10

Sekaryaah 10:1-5