Sefanyaah 3:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Waxaa iska hoogtay magaalada caasiyowday oo nijaasowday oo wax dulunta!

2. Iyadu codkii ma ay addeecin, oo edbintiina ma ay aqbalin, oo Rabbiga iskuma ay hallayn, oo Ilaahna kuma ay soo dhowaan.

3. Amiirradeeda iyada dhex jooga waa sida libaaxyo ciyaya, xaakinnadeeduna waa sida yeey habeennimo oo aan waxba tan iyo aroortii reebin.

Sefanyaah 3