Sefanyaah 2:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Isa soo urursada, quruuntan aan xishoodka lahaynay, isa soo urursada,

2. intaan amarku soo bixin, oo aan maalintu u dhaafin sida xaab oo kale, intaan Rabbiga xanaaqiisa kululu idinku soo degin, intaan maalinta cadhada Rabbigu idinku soo degin.

Sefanyaah 2