Samuu'eel Labaad 9:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mefiiboshedna wuxuu degganaa Yeruusaalem, waayo, wuxuu had iyo goor wax ka cuni jiray miiskii boqorka, oo labada cagoodna curyaan buu ka ahaa.

Samuu'eel Labaad 9

Samuu'eel Labaad 9:8-13