Samuu'eel Labaad 8:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uud wuxuu isagii ka qabsaday kun iyo toddoba boqol oo fardooley ah, iyo labaatan kun oo nin oo lug ah; oo Daa'uudna wuxuu boqno jaray fardihii gaadhiyada waday oo dhan, laakiinse iyagii boqol gaadhifaras buu uga reebay.

Samuu'eel Labaad 8

Samuu'eel Labaad 8:1-6