Samuu'eel Labaad 8:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna reer binu Israa'iil oo dhan buu u taliyey; oo Daa'uud wuxuu dadkiisii oo dhan ugu gar qaybshay xukun iyo caddaalad.

Samuu'eel Labaad 8

Samuu'eel Labaad 8:11-17