Samuu'eel Labaad 7:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga ciidammadow, Ilaaha reer binu Israa'iilow, anoo addoonkaaga ah wax baad ii muujisay, oo waxaad igu tidhi, Reer baan kuu dhisi doonaa, sidaas daraaddeed waan ku dhiirranahay inaan baryadan ku baryo.

Samuu'eel Labaad 7

Samuu'eel Labaad 7:20-29