Samuu'eel Labaad 7:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Eraygaaga aawadiis iyo qalbigaagu siduu yahay ayaad waxyaalahan waaweyn oo dhan u samaysay, inaad i ogeysiisid anoo addoonkaaga ah.

Samuu'eel Labaad 7

Samuu'eel Labaad 7:17-29