Samuu'eel Labaad 6:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna taas buu ka xumaaday, maxaa yeelay, Rabbigu degdeg buu u qabtay Cuusaah, oo meeshaas magaceediina wuxuu u bixiyey Feres Cuusaah, oo ilaa maantadanna waa la yidhaahdaa.

Samuu'eel Labaad 6

Samuu'eel Labaad 6:2-16