Samuu'eel Labaad 6:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii kuwii sanduuqa Rabbiga siday ay lix tallaabo socdeen wuxuu allabari u qalay dibi iyo nef kale oo shilis.

Samuu'eel Labaad 6

Samuu'eel Labaad 6:10-22