Samuu'eel Labaad 5:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud Rabbiga wax weyddiiyey, oo yidhi, Miyaan reer Falastiin ku kacaa? Miyaad ii soo gacangelinaysaa? Markaasaa Rabbigu wuxuu Daa'uud ku yidhi, Haah, ku kac, waayo, hubaal reer Falastiin waan kuu soo gacangelinayaa.

Samuu'eel Labaad 5

Samuu'eel Labaad 5:9-25