Samuu'eel Labaad 5:15-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

15. iyo Yibxaar, iyo Eliishuuca, iyo Nefeg, iyo Yaafiica,

16. iyo Eliishaamaac, iyo Elyaadaac, iyo Eliifeled.

17. Oo reer Falastiinna markay maqleen in Daa'uud loo subkay inuu boqor u ahaado reer binu Israa'iil ayay reer Falastiin oo dhammu u soo baxeen inay Daa'uud doondoonaan; oo Daa'uudna taas wuu maqlay, markaasuu dhufayskii hoos ugu dhaadhacay.

18. Haddaba reer Falastiin way yimaadeen, oo waxay ku firdheen dooxadii Refaa'iim.

Samuu'eel Labaad 5