Samuu'eel Labaad 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud ugu jawaabay Reekaab iyo walaalkiis Bacanaah, oo ahaa ilma Rimmonkii reer Bi'irod, Waxaan ku dhaartay nolosha Rabbigii naftayda ka badbaadshay cidhiidhi oo dhan,

Samuu'eel Labaad 4

Samuu'eel Labaad 4:2-12