Samuu'eel Labaad 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gurigay soo galeen, sidii iyagoo sarreen qaadanaya; markaasay caloosha ka dooxeen. Markaasaa Reekaab iyo walaalkiis Bacanaah baxsadeen.

Samuu'eel Labaad 4

Samuu'eel Labaad 4:1-12